Waxaa maanta oo taariikhdu ay tahay 14/07/2021 bilawday imtaxaanka kama Dambaysta ah ee Simisterka (Final Examination) ee sanad dugsiyeedka 2021-2022.
Waxaana u rajaynaynaa dhammaan ardayda Jaamcadda Global Guul Insha,allah.